+252 90 7798232 [email protected]

Suuriya:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa muxaadaro u jeediyey Dhalinyarada magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu ugu jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana Muxaadarada cinwaankeeda uu ahaa Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya

Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa codsi ka yimid dhalinyarada iyo waaridka Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Copenhagan waxaa uu ka hadlay xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya.Dhalinyarada ayaa su,aalo badan weydiiyey Sheekh C/raxmaan Abyad.

Hoos ka daawo Qeybtii 1aad Xaalada dhabta ah ee dalka Suuriya Sheekh C/raxmaan Abyad.