+252 90 7798232 [email protected]

Qaylo Dhaan Taan Ayaa kadanbaysay Kadib Markii Madaxweyne C/wali M Cali Gaas Uu ku dhawaaqay In Puntland Ay Kajirto Amaro In Biyo La’aan waxaana loosaaray Gudi Gaar ah .

Hayada Haro Xafiiskeeda Puntland ayaa fariin qaylo dhaan ah Udirtay Umadda Islaamkaa Gaar ahaan Soomaalida meelkasta oo ay joogaan waxaana qaylo dhaantaan  Hayadu Ku Codsatay In lacaawiyo Walaalaha Soomaaliyeed ee u ildaran oonka iyo gaajada .

Abaaraha iyo Biyo la;aanta ayaa kajirta in ta badan ee Goblada Puntland .

Hooskadaawo Codka Qaylo Dhaanta Hayadda Haro .

6 5 4 2 1