+252 90 7798232 [email protected]

DSC02990Waxaa habeekii 4aad Masjid kaweyn Ee Al-Rowda Bosaso  Kasocota Nadwadii 14-Aad  waxaana Caawa  Muxaadaro Kahadlaysa Ganacsiga Iyo Dhaqaalha Islaamka Soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed Waxaana Sheekhu Muxaadaradiisa Kuqaadaadhigay

Waxyaabaha Keena Iyo Ganacsigu Burburo

Waxyaabaha Keena In waxaad Kanacsanaysid Aykaweydid Baro

Waxyaabha Keena In  Lawaayo Ganasi Dhab ah ee laysku halaynkaro  Iyo Kuwakale oo badan waxaana Sheikh darigiisa Soo Xaadiray Boqolaal Dadweyne ah waxaana Maqal Iyo Muuqaal Looga Lasoday  Website Yo Badan waxaana Tabinayay WWW.Halgan.net www.Puntlandpost.com www.Alminhaaj.com Iyo Kuwakale Oo Badan .

Muxaadarada Sheekh Maxamed Macalim Kadib Waxaa Culimada Laweydiiyay Su’aalo Diini Ah waxaana Kamid ahaa Culimadii Kaqayb Qaadatay Caawa[nggallery id=2 images=37]

Sh.Dahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

Sh.Axmed Daahir Xasan Aw Xuseen

Iyo Dr Aadam  Yuusuf Bare

“http://stream.webstream.dk/halgan1”

Nuur Jaamac Aadan Alminhaaj Bosaso