+252 90 7798232 [email protected]

DSC03053Bosaaso: Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso  waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur .

Labada sheikh ayaa Halkudheg Uga Dhigay Muxaadaradooda Caawa  In ay Waajibtahay in la ilaasha Midnimada Iyo Wada JIrka Umadda Soomaaliyeed

Labada Sheekh Muxaadaradooda Kadib waxaa Culimadu Kajawaabeen Su’aalo Diini ah Kuwas oo Bulshadu Ay Weydiiyeen waxaana Kamid ahaa Culimadii Fatwada Bixiyay Caawa[nggallery id=3]

Sh.Daahir Aw Cabdi

Sh.Cabdi Raxmaan Bukhaari

Sh.Dr Axmed Jaamac Ismacill

Sh.Maxamed Macalim Axmed

Hooska Daawo Maqal Iyo Muuqaal