+252 90 7798232 [email protected]

13124800_962318983889768_7451555665610214602_nBurtinle:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii koowaad ee xalay laga jeediyey Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle waxaana jeediyey Sulaad Sheekh Cabdi Qani Qorane waxaana uu ka hadlay Maqaasida Shareeca iyo xifdinta ruuxa Muslinka .

Sheekh Cabdi Qani Qorane ayaa waxaa uu muxaadarada si faahfaahsan uga hadlay Maqaasida Shareecada waana muxaadaradii ugu horeysay ee xalay laga jeediyo Nadwo cilmiyeedka ka socta Masjidka Abubakar ee Degmada Burtinle.

Hoos ka Daawo Muxaadarada uu xalay ka jeediyey Nadwada ka socota Degmada Burtinle Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane Xafidahulaah.

10 9 1 2 3 4 13124800_962318983889768_7451555665610214602_n 5

Nuur Jaamac Al-Minhaaj.com
Burtinle