Sanad walba waxaan afurinaa dad badan oo masaakiina oo isgu jira soomali aan awoodin inay afuraan iyo oromo iyo yamaniyiin maglaada Bosaso ku soo qaxay.
Sanadkii Hore waxaa la.afuriyey magalada bosaso dad gaarayaa 1335 qof dadkaas waxaa lasaaray oo laga afursiiyey maqaaxiyo, waxaa kale oo jirtay qoysas aan waxba haysan oo aan raashin ugadnay oo guryahooda ku afurinay isugayn lacagta laku bixiyey hawshaas waxay ahayd $ 46,650 oo dollar.
Sanadkana waxaan rabnaa hawshii inaan qabano oo dad badan afurino,sanadkii hore dhaqaalaha inta badan waxaan ka,aruurinay magaalada bosaso ,dibada waxaa wax nooga soo diray dad yar.
Sanadkan waxaan rabnaa walaalahayaga ilaah wax siiyey oo ku nool daafa caalamka inay hawshaas nagala qayb galaan waa wax ugu wanaagsan oo wax lagu bixiyo in qof laquudiyo waa wax yaabaha jannada lagu galo .
Halkii qof waxaan habeenkii lagu afuriyaa $ 3 doollar bishii waxay noqonaysaa $ 90 Dollar ,
Waxaad lasoo xiriiri kartaan gudigga afurinta magaalada bosaso oo aad wixii tabarucaad ah magacooda ku soo qorikartaan
- Shiikh Axmed Yuusuf Daad 7793171
- C/risaaq Xalanae 7791773
Akoon sahal ah magaalada bosaso : 402450
Akoon xawaalada Amal bosaso : 1011727625
Akoonka edahab : 54032
Akoonkaas Amal waxa ku qoran afurinta dadka sooma
Dadkii sannadkii hore 2015 dibadaha lacagaha ka soo diray
NO | MAGACA | TALEFAN | MAGALADA | LACAGTA |
1 | Xaawo yuusuf maxa,ed | $ 100 | ||
2 | Axmed Caynab | 5879854172 | Edmonton | $ 100 |
3 | Cali jamac cismaan ( cali saafi) | Mishiingaan | $ 180 | |
4 | Maxamed Adan | london | $ 200 | |
5 | Laylo Cabdi Max,ud | 004746631789 | Oslo | $ 100 |
6 | Ibrahim Warsame | Malmo | $ 50 | |
7 | Maxa,ed Cabdi Hagi | 003128044601 | Chicago | $ 100 |
Isugayn | $ 830 |