Garowe: Gudoomiyaha Guud Ee Mu’asasada Alminhaaj Sh Maxamed Cabdullahi Cabdulle ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaa uu ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidul Fidriga waxaana alle uga baryey in dhamaan muslimiinta ka aqbalo Soonka ay soo guteen danbigoodana uu dhaafo meel walba ay joogaan. Mu’asasada Alminhaaj ayaa idiin soo gudbin doonta Farxada Munaasabada Ciidul Fidriga iyo sidda looga ciido dhamaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa inshalaaah.
Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj Puntland Oo Hanbalyo Udiray Guud Ahaan Umada Islaamka Gaarahaan Umadda Soomaaliyeed
by admin | Jul 6, 2016 | News |
