Idaacadda Qur’aanka kariimkaa Ee Alxikma oo laga dhagaysto inta badan Degaamana Puntland Iyo Gobolada Dhexe Ee Dalka ayaa malmaha ciidaha waxay samaysaa barnaamij ay ku waraysanayso Culimada soomaliyeed Dalka iyo Dibada .
Culimada Ciidaan Ciidul Fidri marti ku ahayd waxay kala ahaayeen
1 Sh Maxamed Cabdi Umal
2 Sh Maxamuud Maxamed Shiblle
3 Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf
4 Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf
5 Sh Maxamed Mucalim Axmed
6 Sh Suldaan Cabdiqani Qorane
Dhamaan culimadaan ayaa Muujiyay sida ay uga soo horjeedaan In dalkaan iyo dadkiisa Muslimkaa lagu cayaaro islamarkaana loo soo guuriyo Dhaqamo xun oo laga soo raray reer galbeedka .
Sidookale Waxaa Culimadu Baaq nabadeed U direen dhamaan Umada Soomaliyeed Gaar ahaan Beelaha walaalaha ah ee Kudagalamay Sool iyagoo kacodsaday in la ilaaliyo Dhiigamuslimkaa .
Hooska Dhgayso
Nuur Jaamac Aadan Garowe