+252 90 7798232 [email protected]

Maamulka Mu’asasada Alminhaaj Heer Puntland ,Heer Gobol iyo Heer degamaba waxay tacsi tiiraanya leh udirayaan qoyskii,ehelkii , qaraabadii , Bahda Golis iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Cumar Max’ed Ciise ( cumarFaaruuq) Hogaankii Ganaacsiga Ee Shirkada Golis iyo wiilkiisii ciise cumar ciise, oo shil gaari ku dhintay maalinimadii jimcada ,waxayna EEBE uga baryayaan in uu naxariistii Janno ka waraabiyo,ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo , wuxuu ahaa shakhsi kulan saday sifaad wanaagsan , bulshadu u siman tahay deeqsi ah , naxariis badan , umada u dabacsan , dulqaad badan , in badan dacwda ka shaqaynaayay lagu yaqaan cibaada badan , ilaahay ha u naxariisto meela badan baa laga tebayaa cumar maxamed ciise .