Inta badan Masaajidda Kuyaal Garowe Waxaa Khud badihii Jumcaha Culimadu Uga Hadleen Arimaha Doorashooyinka waxayna baaq Udireen Dhamaan Mas’uuliyiinta Ay Saamaynta Kuleedahay Sida Dhaqanka /Maamulada Dalka Kajira/Xildhibaanada Iyo Cidwalba oo Usuxul Duubaysa Sidii Ay U helilahaayeen Jagooyinka kaladuwan Ee Loo Tartamayo .
Waxaana Culimadu Kula dardaar Meen Dhamaan Isimada Iyagu Soo Xulaya Barlamaanka Cusub In ay sooxulaan Kuwa Eebe Yaqaan Aana ahayn Khaami Miin Dalka Iyo Dakaba Iibsanaya Waxaana kamid ahaa Culimadii Kahadashay
- Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf
- Sh Cabdi Waaxid Xaashi
- Sh Suldaan Cabdiqani Qorane
- Sh Mukhtaar Axmed Faarax
- Sh Axmed Cabdi Samad
Hadaba Hooska Dhagayso Codadkii Culimada
Nuur Jaamac Aadam
Alminhaaj Puntland