Dr Sh Axmed Jaamac Ismaaciil Mire oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ah na lataliyaha Dhanka Shareecada Islaamka Ee Bank ga amal ayaa masjidka Xaaji Cali Garowe Ku qabtay Muxaadaro Kahadlaysa Habka looga baahan yahay qofka islaamkaa in uu uganacsado Taas oo wafaqsan Shareecada Islaamkaa.
Muxaadaradaan oo ahayd midku baxaysa Su’aalo iyo Jawaabo waxaana Jamaacada Masjidka Xaaji Cali Ee Magaaladda Garowe ay Weydiiyeen Su’aalo aad u badan Kuwaas oo dhamaan ahaayeen Kuwa Muhiim ah
[nggallery id=17]
Barnaamijkaan Fatawaha Waxaa maal galisa Bankiga Amal waxaana In ta badan Marti kunoqda Sh Dr Axmed Jamac Mudadii Bank Amal uu jiray waxaa Laga dareemayay Hadal haynta kusaabsan Khaladka weyn ee ganacsatadu Kudhacaan waxaana Aad looga Faa iidaystay Barnamijkaan Ku baxaya Su’aalaha Iyo Jawaabaha
Dhanka kale Madaxa Suuqgaynta Bannk Amal Cabdi Fatax Cajab Ayaa Balan qaaday In Bank Amal Uu Sii wadi doono Wax walba oo Bulshada Loogu Faa Ii daynayo Aakhiradooda Iyo Aduunkooda.