+252 90 7798232 [email protected]

xafladanayaawaxaakasooqeybgalaydhamaanqeybaha kala duwaneebulshadasidaganacsato, aqoonyahan, qurba jog iyodumarka.

UguhoreyntiiwaxaaxafladakahadlaymaamulekuxigeentashirkadaAmtel, ahnaasaasahaxawaalada Amal Express YacquubMohedIsseOrshe, waxaanahadaladiisiika mid ahaa “ waxaaAllemahadiis ah in aanAsaasayXawilaada Amal Express muddalagajoogo 19 sano, maantana Amal waxaykakoobantahayshirkadowaaweynoo kala duwansida Amal Bank, Amal Express, Amal Real satate, Amal Trade, guushaasiyohormarkaas ay Amal group Gaartayiyadookaashanaysaayaysookordhisayshirkadisgaarsiineedoohawadasitoos ah usoogalaysalixbiloodgudahood”.

MaamulekuxigeenkaAmtelYacquuborsheayaadaahakaqaaday in Amtelfursadweynbulshadasoohordhigtay, fursadaasoo ah in ay furtaysheerargaaraayailaa 8,000,000 sideedmalyanoodoolarkamaraykanka ah, sheerkaugu yare e qofkukudarsankarowaxaaweeyeshan sheer oo u dhiganta $5,000.

MaamulekuxigeenkaAmtelYacquuborsheayaabulshadaugubishaareeyay in shirkadaancusubeeAmtelhaysato 250 xarumoodoodalkagudihiisakuyaalaunadiyaarsan in shirkaduuguadegtomacmiisheeda,

[nggallery id=18]

Dhanka kale maamulahaguudee Amal Bank, MudaneSiciid Cali Shire ooxafladakahadlayayaacadeeyay in amal Bank uumaantamacmishiisauguadeegaayotiknaloojiyadiiugudamaysayee ay isticmaalaanbangiyadacaalamku, aynakusookordhiyeendeegyobadanoocasri ah kana qeybqaadanaayadaboolidabaahiyagabulshadasida online Banking, Business Banking, haddana ay soowadaan Mobile transfer Money.

DhamaanmasuuliyiintiikahadlayxafladaayaasoodhoweeyayshirkadaisgaarsiintaAmteltilmaamaynainayka mid tahayififaalahatusinaaya in wadankusookabanaayohormarlataabankaranauukajiro, inaynarajaynayaanbulshadukahelidoontoshaqoabuuriyofursado ay lacagtoodakumaalgashankaraan, masuuliyyintanayaawaxaaka mid ahaawasiirkiihoreeewaxbarashada Puntland CabdiFaraxjuxaa, SuldaanCabdiqaniQorane, Garaad C/salaam Xasan, marwoSahroXubeero, DrAbdiraxmaan Mohamed CabdiXaashi.

 

Dhamaad.