+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa magaaldda garawe baryihii danbe ku soo badanayay Dhismayaasha Cusub oo aan horay looga aqoon garowe kuwaas oo loo dhisayo hababka casrigaa kuwaas oo lajaan qaadaya dhismayaasha caalamka laga dhisto.
Waxaa sigaara garowe bilihii danbe ugu soo badanayay Hoteelada Jiifka iyo Makhaaxiyaha Cuntada waxaana Kamid ah Hotel ka casrigaa ee Kulmiye Kaas oo loo diyaariyay In uu lajaan qaado Hoteelada Caalamka Horumaray laga isticmaalo.[Gallery not found]
Hotelka Kulmiye waxaa uu ka kooban yahay labo dabaq waxaana loo diyaariyay dhamaan Macaamiisha Hotelka kulmiye Qolal raaxo leh Waxaana qolwalba leeyahayTvga oo u gaara/ Fadhi loo diyariyay in macmiilku kulakulmi karo Dadka soo Booqda / Boosaskii Gawaarida ladhigan Jiray /Makhaaxidii Cuntada Iyo Dhamaan Agabkii Hotelka .img_20161101_083442 img_20161101_083440 img_20161101_083301 img_20161101_083252 img_20161101_083243 img_20161101_082854 img_20161101_082851 img_20161101_082816 img_20161101_082813 img_20161101_082449 img_20161101_082441 img_20161101_082851 img_20161101_082813 img_20161101_082810 img_20161101_082449 img_20161101_082437


Hotelku waxaa uu kuyalaa Halka Ay Iskaga Yimaadaan Labada Laamiye Ee 30ka Iyo Meeraysane waxaana uu kaaqabanayaa Dhanka Galbeed waxaana uu kuyaal Goob aan lahayn Wax mash quul ah waxaana macmiilku kahelayaa Daganaan Iyo Nasasho Dhamays Tiray Hotelka Kulmiye .
Hadaba wixii Faah faahin ah oo in taa dheer waxaad kala xiriiri kartaa
Tell +252-907-041212