Sheekh C/Rashid Sh Cali Suufi oo kamid ah Wiilashii U Dhalay Sheekhii Somali Cagaha U dhigay In Qur’aanka Lagu akhriyo Sidii Eebe Usoodajiyay Islamarkaana adka Kubaray Tajwiidka ayaa lagu soo dhaweeyay Duleedka bari Ee Garowe .
[nggallery id=34]
Sh C/rashiid Sh Cali Suufi oo ah Qaariga Somali Islamarkaana kamid ah Culimada Fara Kutiriskaa ee Qur’aanka Ku akhriga 7Qiro oo lagu akhriyo ayaan Soodhaweyntiisa lookala harin waxaana Magaalada garowe laga dareemayay Xamasada ay dadku u qabaan in ay mar un arkaan Sh C/Rashid Sh Cali Suufi oo Inta badan ay dadku dhagaystaan Qur’aanka uu akhriyo .
Goobtii lagu soo dhaweynayay sheekha waxaa kahadlay Sh Maxamud Xaji Yusuf oo ah Sheekhul Baladka Nugaaleed waxaana uu sheegay in ay Reer Nugaaleed nasiib u heleen in ay lakulmaan Sheelha