Biyo dhaamintaan ayaa imaanaysa xili dadka iyo duunyada kunool deegaanadaas ayay qabaan oon iyo gaajo Hay’ada Haro Ayaa kuguulay satay in ay gaar siiso Biyo Tuulooyinka Kala ah
- baragaha qol
- Canaani
- Warabaley
- Gorgor
- Fuul
- Xinhiglaale
- Tuur
- Damal Goray Iyo Dooxada Qol
Mas’uulka U qaabilsan Hay’ada Haro Puntland Sh Yaasiin C/laahi ayaa sidoo kale baaq udiray dhamaan Bulshada Somalida waxaana uu ka codsaday in ay ku daydaan Hay’ada Haro Iyo Kuwa lamid kaa ee garab tagan bulshadooda islamarkaana Kucaawiyaan waxay helikaraan.
Nuur Jaamac