Doodaan oo kusaab sanayd xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa Xalay ka dhacday qolyaraha JBA-Garowe waxayna dooddu dhex maraysay Ardada kulliyadaha Hormarinta Bulshada (Community Development), iyo Kulliyadda Maamulka Guud (Public Administration) ,waxaana doodda ku guuleystay kooxdii qabtay Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Puntland inay kasoo raynayso.[nggallery id=42]
Doodda waxaa lagu casumay xafiiska difaacaha xuquuqda aadanaha Puntland iyo marti sharaf kale oo badan Hooska daawo Muuqaalka
Daawo Muqaalka
#Xafiiska_Warbaahinta