Gudiga Culimada Ee Gurmadkka abaaraha ayaa deeq biyo dhaamis ah gaarsiiyay Tuulooyinka Godqaboobe /Falayryaale /Harwanaag .
Biyo Dhaamintaan ayaa imaanaysa Waqti dadka Iyo Duunyada Kuhartay abaarta deegaan ay qabaan oon daran Sheekh yaasiin Cabdullahi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa gaaray Tuulooyinkaan waxayna Guud ahaan gaar siiyeen 30 Booyadood Oo Uu dhiganta $3000
Dhamaan dadka deegaanka ayaa umahadceliyay Culimada Islamarkaana ugu baaqay in ay garabtaag naadaan waqtigaan Culusub
[nggallery id=44]
Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Alminhaaj Puntland
Email. [email protected]