Xafiiska Horumarinta Dacwada Ee Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal ayaa Caawa Qabatay Midkamid ah Muxaadaraat kii ay bilwalba Mar uqaban jirtay Bulshada garowe Muxaadaraat kaan ayaa Haba Waxaa diirada lagu saaraa Sixida Bulshada iyadoo loo eegayo haba meeshii daran in umada Loogadigo.
Muxaadarda Caawa oo si weyn uga duwanayd kuwii hore ayna kamuuqatay Diyaar garow dhan walba ah islamarkaana ay ka faa iidaysanayeen Boqolaal muslimiin ah Halkudhigeduna ahaa Ilaalinta Sooyaalka suuban Ee Islaamka ayaa waxaa soo jedshay Sh Xasan Cabullahi (Sh Xasan Birimo) waxaana sheekhu Diirada kusaaray Qaybo Badan oo Muhiim ah maadaama uu aad uguda weynaa Ciwaanka Muxaadaradu waxaana uu qaadaadhigay Sheekhu
- Islamka kahor Sidii loo dhaqmijiray
- Waxyaabihii islaamku Calamka kusoo kordhiyay
- Waxyaabihii ugu badnaa ee islaamku ku fiday ee dhaqan waangu ugu horeeyay
- In islaamku yahay dhaqan fiican iyo runsheegnimo
- Ilaalinta sharafta iyo hantida qofka
- In islaamku kahortay Dulmiga Iyo Isxaqirida
Darsiga sheekha oo laga dareemayay diyaar garow wanaagsan ayaa kusoo dhamaaday Jawidagan .
[nggallery id=45]
Nuur Jaamac Aadan Alminhaaj Media