Culimada KunoolPuntland Gaar Ahaan Magalada Bosaso AyaaKulan Ay Kuqabteen Markiska Alrowda Waxaay Fariin Ugu Direen Baarlamaanka Somali Kuwaas Oo Lafilayo In ay Doortaan Dhawaan Madaxweyne Soomaaliyeed,
Waxaa Kulankaan Kaqayb galay
Sh Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf
Sh Maxamed Macalim Axmed
Sh Axmed Daahir Xasan Aw Xuseen
Waxayna Siwada Jir ah baaq Ugu Direen Baarlamaanka Somali waxayna Kacodsadeen In aysan Ilaawin Kitaabkii Allah Ee Ay Kudhaarteen.
Culimada Oo Dardaaran kooda siiwata ayaa Yiri Maantay Waxaad awoodaan inaad Somali Usoo daartaan Madaxweyne Badbaadsha Dal/Diin/Dadba
Hoos Kadaawo Muqaalka Culimada
N
Nuur Jaamac Aadan
Xafiiska Warbaahinta Mu’asasadaAl-Minhaaj Puntland