Boosaaso:-Guddiga ayaa soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray laga soo bilaabo 17/03/2017 ka guddiga ayaa u mahad celiyey dadka sadaqaadka la baxay dibad iyo gudaba waxayna Allaah uga baryeen khayr adduun iyo mid aakhiraba.
Hoos a eeg Liiska lacagaha soo gaaray gudiga gurmadka Abaraaha liiskan waxaa daba joogi doona liisas kale oo deg deg ah haddii Alle idmo.
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland
Alminhaaj Boosaaso.