+252 90 7798232 [email protected]

Nairobi:- Waxaa la ogaysiinayaa Dhammaan Bulshada ku dhaqan magaalada Nairobi graa ahaan Xaafada islii iyo Nawaaxigeeda in la qaban doono Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadi cuuna Bil Xaq ) waxaana soo jeedin doona Fadiilatu Sh. Maxamed Cabdi Umal (حفظه الله ). Waxayna dhici doontaa Muxaadaradaas habeenka Khamiista soo geleysa salaada maqrib ka dib hadii Alle idmo waxayna ka dhici doontaa Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka Nairobi-Keny.

Hoos ka eeg ogeysiiska Muxaadarada  ‘Daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadicuuna Bil Xaq)’ oo uu jeedin doono Sh Umal.
17796825_10211511473835036_992377573836872299_n

Xigasho 
Halgan.net