Nadwadaan oo ahayd tii 15aad oo xiriir ah taas oo sanadwalba lagu Qabto Masjidka Al-Rowda Bosaso waxaa sanadkaan kasoo qaybgalay Culimo Badan kuwaas oo iskaga yimid Dalka Iyo Dibadiisa waxana lagu lafa guray Arimo Badan oo ay ugu weyntahay Kooxda Saaciduun ee takfiirka isqariyay .
Caawa Dhamaan darsigu waxaa uu ka koobnaa Su’aalo Dadwenuhu soo weydiinayeen Culimada Hakaas oo Culimaduna Si Aqoon Iyo Waaya aragnimo kujirto uga jawaabayeen.
Waxaa Culimada Kaqaybqaadatay Kamid ahaa
Sh C/wahad Sh Isxaaq
Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame
Sh Fu’aad X Nuur
Hooskadaawo