+252 90 7798232 [email protected]

Xafladaan oo ahayd mid balaaran islamarkaana ay kasooqayb galeen Maamulaha guud Ee Dugsiga Alwaaxa Waaridiin Macaliin Iyo marti sharaf kaloo badan ayaa kadhacday dugsiga hoose ee alwaaxa oo kuyaal xaafda waabari ee Magaalda Garowe .

Ugu horayn Maxamed Cali Axmed  Oo Ah Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee alwaaxa ayaa kawarbixiyay xafladaan iyo qiimaha ay dugsiga u ledaha waxaana uu qiray in kamaamul ahaan ay kufaraxsan yihiin 37arday oo sanadakaan u baasay Dugsiga Sare.

Dhanka kale Maamulaha Guud Ee Alwaaxa Axmed Ciise  Cabdi raxmaan Ayaa Dhankiis muujiyay sida uu gu faraxsan yahay waxaana uu sigaara ula dardaarmay ardaydii kabaastay fasalka 8aad.

Ugudanbayn xafladaan ayaa kusoo idlaatay jawi farxadeed  waxaana ardada iyo waaridiinta dhalay wajiyadooda laga dheehan karay farxad weyn waxaana lagudoon siiyay abaal marimo badan oo qaali ah.

vlcsnap-2017-05-14-09h11m23s361 vlcsnap-2017-05-14-09h11m00s589 vlcsnap-2017-05-14-09h10m52s595 vlcsnap-2017-05-14-09h10m34s041 vlcsnap-2017-05-14-09h09m48s011 vlcsnap-2017-05-14-09h09m59s082 vlcsnap-2017-05-14-09h10m08s006 vlcsnap-2017-05-14-09h10m28s592 vlcsnap-2017-05-14-09h08m37s708 vlcsnap-2017-05-14-09h08m45s858 vlcsnap-2017-05-14-09h09m12s922 vlcsnap-2017-05-14-09h09m31s263 vlcsnap-2017-05-14-09h07m29s928 vlcsnap-2017-05-14-09h07m54s826 vlcsnap-2017-05-14-09h08m07s951 vlcsnap-2017-05-14-09h08m25s207 vlcsnap-2017-05-14-09h06m47s414 vlcsnap-2017-05-14-09h06m55s139 vlcsnap-2017-05-14-09h07m05s360 vlcsnap-2017-05-14-09h07m20s691 vlcsnap-2017-05-14-09h05m25s405 vlcsnap-2017-05-14-09h05m33s094 vlcsnap-2017-05-14-09h05m46s557 vlcsnap-2017-05-14-09h06m22s078 vlcsnap-2017-05-14-09h04m56s089