+252 90 7798232 [email protected]

Kulankaan Balaaran ee Afurka Ganaral Cali Nuur ugu sameeyay maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta  ayaa looga gollahaa isdhex galka Ciidanka Asluubta Iyo Maxaabiista  Sida uu sheegay Genaral Cali Nur

Ma ahan maxaabiistu Kuwa ku xiran jeel ka oo kaliya balse waxay Bartaan Shaqooyin Muhiim u ah Nolashooda Mustaqbalka

Waakan Ganaral Cali Nuur Oo Xafiiskiisa Ciidanka Asluubta Garowe Waraysi Gaar ah ku Siiyay TVGA Somali News

Maxaa biistu Waxay  Jeelka Kuhaystaan Dhamaan Adeegyada Qofka Muwaa dinkaa uu xaqa U leeyahay  Sida Wax barashada /Caafimaadka / Iyo Helitaanka Biyo Nadiif ah waxaana jeelka Gudihiisa  Maxaabiistu Ku Qaadataa  Cilmi Diini Iyo maadi  Intaba leh  Iyadoo ay u dheertahay Barashada Farsamada Gacanta Sida Harqaanka / Samaynta Guryaha Jiifka /Qalabka Xafiisyada /Samaynta Albaabada / Barshada Alxanka  /Samaynta Bulukeetiga  Iyo Shaqooyin maxbuuska Marka Uu Xabsiga Ka baxo  uu ku maaraynkaro   Nolashiisa

Waa kuwaan qaybo kamid ah Maxaa biista Baratay Mudadii ay jeelka Kujireen Xirfado Kaladuwan Oo Lahadlay TVGa Somali News

Taliya Kuxigeenka Xabsiga   Gaanshanle Maxamed Cismaan Jaamac ayaa sheegay In Maxaabiista Iyo Ciidanku ay yihiin mudada ay wada joogaan Saaxiibo

Taliya Kuxigeenka Ciidan ka as luubta Puntland Gaanshanle sare  C/laahi Cismaan Liibaan ayaa  u mahad Celiyay Taliyaha Ciidanka Afuradaan qiimaha badan ee kor loogu qaadayo niyada Maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta.[nggallery id=61]

Ugu danbayntii waxaa xaflada afurda ah hadalo dardaaran ah kajeedshay Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Genarl Cali Nuur

Isagoo Diiday Magaca Maxaabiisa Balse Kadoor Biday Lasaxe Iyo Wax Saxe

Waxaana Uu fariin U diray Dowlada Gaar ahaan wasaaradacaafimaadka In ay Indhadheeraad ah u yeeshaan Caafimaadka Jeelka Maadaama uu jiro Cudurka Shuban Biyoodka /