Gudigaan waxaa gudoomiye u ah Sh Maxamuud Xaaji Yusuf waxayna Kakooban 15Xubnood waxaana Caawa oo Taarkhdu Tahay 18/10/2017 Siwanaagsan Kusoo Dhamaaday Wajigii 1aad ee Gurmadka Ee kabilowday Masjidka Al-Huda Garowe.
Waxaana loo balan sanyahay in Bari oo jimca ah Dhamaan masaajidda Garowe laga siiwado lacag aruurinta .
Ku dhawaad Boqol Kun Ayaa laga Aruurshay Garowe waxaana lafilayaa in ay kasiibadato lacagtu maadaama Bari layskugu Imaanayo Inta badan Masaajidda waawayn ee garowe hadaba Hooska ka akhriso Magacada Qaybo Kamid ah Dadka Kaqayb qaatay Gurmadka.
Baarlamanka #Puntland: $6,600-K.
Radio Garowe iyo #WaanAwoodnaa: $27,000-K.
Wasaarada Cadaaladda #Puntland: $1,000-K.
Xawaadda Iftin: $5,000-K. Pharmacy-yaasha Garowe $8,700-K. Shirkada Korontada Garowe ee Necsom: $5,000 -K. Shirkadda Biyaha Garowe Nuwako: $5,000 -K. Shirkada OPEC -Garowe: $2,000 ) Wiil Yar oo la dhaho Cumar: Dahabka Hooyadii ayuu ku deeqay. $500 Shaqaalaha Salaama Bank.
Xaaji Yuusuf Cambo $1,00- K. Cawad Cismaan $100. Siciid M. Xuseen: $400 Mushaarkiisii Oktoobar. Bixin Sper Parts: $1.000 -K. Cabdilaahi Salaad Cali: $1,000 -K. Anas (Wiil-yar) $20-dollar. Mu’adin ka Masjidu Hudda : $100.
Gudoomiyaha Dangoronyo: 1,000 -K. Ayub: $5(Wiil-yar) Haaruun l:100 Shilling Somali (Wiil Yar) Maxamed Farah, $100. Siciid $100. Shiikh Dalmar Guureeye $500. Cali Cuuke $100.
Mardhow Filo Muuqaal
Nuur Jaamac Aadan Al-MINHAAJ