+252 90 7798232 [email protected]

Mu’asasada Alminhaaj Ee dacwada iyo Horumarinta Bulshada Faraceeda Gobolka Nugaal Ayaa Degmada Buurtinlle Kadaah Furtay xafiiska Mu’asasada ee kashaqaynaya degmada Buurtinle Iyo tuulooyinka hoosyimaada .
Xafladaan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Mamulka Degmada Buurtinlle /Culima Aw diin /Nabadoono/Madaxda Al-Minhaaj Heer gobol/Haween Iyo Dhalinyaro Kuwaas oo siweyn u soo Camiray Xafladda .
Dhamaan Dad kii Goobta kahadlay ayaa soo dhaweyay Xafiiskaan Cusub Ee Al-Minhaaj Degmada uurtinle waxaana goobta laga xusay In Horay Usoogaartay waxqabadka Mu’asasadu hadii hada ay xafiis si rasmi ah uga furatayna larajay nayo in ay Muujiso Kaalin wayn Bulshaduna U baahan tahay.
Dhanka kale Maamulka Mu’asasada Alminhaaj Heer Gobol ayaa balan qaaday Degmada Buurtinle wax fiican kaqaban doonaan Dhanka Dacwada Iyo Dhanka Arimaha Bulshada.
Waxaana Ugudanbayn Xafladda Sooxiray G/kuxigeenka Degmada Buurtinle isagoo si kal iyo laab ah usoo dhaweeyay Xafiiska Cusub ee Minhaaj Buurtinle balan qaadayna in kamaamul Degma ahaan ay Si wanaagsan Usoo Dhawaynayaan Ulana Shaqaynaaan Sidhow .

Nuur Jaamac Aadan Xafiiska Warbaahinta Al-Minhaaj

vlcsnap-error076 vlcsnap-error095 vlcsnap-error180 vlcsnap-error211 vlcsnap-error230 vlcsnap-error248 vlcsnap-error269 vlcsnap-error274 vlcsnap-error287 vlcsnap-error292 vlcsnap-error308 vlcsnap-error330 vlcsnap-error352 vlcsnap-error365 vlcsnap-error406 vlcsnap-error424 vlcsnap-error467 vlcsnap-error482 vlcsnap-error502 vlcsnap-error504 vlcsnap-error532 vlcsnap-error575 vlcsnap-error620vlcsnap-error989 vlcsnap-error630 vlcsnap-error680 vlcsnap-error710 vlcsnap-error738 vlcsnap-error762 vlcsnap-error810 vlcsnap-error837 vlcsnap-error849 vlcsnap-error867 vlcsnap-error887 vlcsnap-error892 vlcsnap-error900 vlcsnap-error954 vlcsnap-error956 vlcsnap-error966 vlcsnap-error983