+252 90 7798232 [email protected]

alhidaaya
Nairobi
:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise, wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada Salaad oo ah Tiirka 2aad ee Arkaanta Islaamka, Sh Xassan ayaa waxaa uu aad u qaadaa dhigay Ahmiyadda Salaad , Fadliga ay Salaadu u leedahay qofka ooga  iyo weliba Cuquubada soo gaaraysa Qofka aan Salaada Tukan.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacah ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Xassan Ibraahim Ciise

MAXAMED AXMED iSMACIL

MASJIDUL HIDAAYA NAIROBI KENYA