+252 90 7798232 [email protected]

Kulan cilmiyeed kii  3bari kahor kafuramay masjidka weyn al huda garowe ayaa waxaa uugalay maalin tiisii  3xaad kulankaan waxaa soojedinayay  aqoonyahan ka soomaaliyeed Cabdi fataax maxamud (cajab) waxaa aqoonyahan ka oo siweyn looga dareemay  dhamaan magaalada garowe dadkuna iswey diinayeen sidii looga faa iidaysan lahaa aqoonyahankaan ayaa galabtay oo isniin ah taariikhduna ay kubeegan tahay 07/04/2014  waxaa uu kulan qiimabadan layeeshay ardayda jaamacada bosaso faraceeda caasimada puntaland Ee garowe  dhamaan ardayda jaamacada oo siweyn usoo buuxdhaaf shay hoolka jaamacada waxay ahaayeen dhamaan kuwa kufaraxsan xikmada iyo dadaalka kamuuqda  aqoonyahan kaan  kuna tilmaameen  shaqsi kudayasho mudan  aqoonyahanka ayaa tusaalooyin dhowr ah ardayda waxaa uu kasiiyay ciwaan ka ah (SIDEE NOLASHAADA UQORSHAYNKARTAA HIIGSIGAAGANA UJAANGOYNKARTAA)  waxaana mudane cajab kulankiisu kusoo idlaaday  jawidaga  isagoo aqoonyahan kaan soomaaliyeed ugudanbayntii jaamacada kuwareejiyay qaybo kamida buugaagtii uuqoray waxaana kamid ahaa Macalimka fiican / sidee caruurteena kujeclaysiinkarnaa waxakhriska /qofka hankasare leh iyo kuwakale waxaana kulankaan sidii caadiga ahaydba hogaaminayay masuulka golaha fulinta mu,asada al minhaan faraceeda gobolka nugaal sheikh mukhtaar axmed faarax iyo xubno kaloo muhiim ah waxaana loobalan sanyahay maalmaha fooda ina kusoohaya kulamo aqoonyahan ku laqaato qaybaha kala ah saxaafada gobolka nugaal iyo laamaha amniga iyo qayba kaloo kaladuwan

www. Aminhaaj.com

Puntland SomaliaP1020807 P1020805 P1020757 P1020752 P1020744 P1020742