by admin | Mar 19, 2018 | News, Waxqabad
Barnamaijka Islaamka iyo Cadaalada waa barnaamij Taxana ah aadna kala socon doontaan Www.Alminhaaj.com Iyo Www.Halgan.net Hadaba hoos kadaawo Taariikhda Wanaagsan ee Islaamka iyo Soyaalka Sidii Uu U xaliyay Dhamaan Caqabadihii soomaray...
by admin | Mar 19, 2018 | News, Waxqabad
Wacyigalintaan ay bilowday Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa imaanaysa Xili Bulshadu baahiweyn u qabtay in ay hesho wacyi galin balaaran maadaama ay waqtiyadii danbe soobadanaysay arimo badan oo halis ku ah jiritaanka bulshada dhanwalba . Wacyi...
by admin | Feb 27, 2018 | News
Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa soo bandhigtay qiime dhimistii ugu balaarnayd ee ay ku samaysay Internetka laga isticmaalo moobeelada. Qiime dhimistan oo ah xirmooyin internet ah (Bundles) waxay u sahlaysaa macaamiishu inay helaan internet aad u xawaare sareeya...
by admin | Jan 19, 2018 | News
Magaalada Kismaayo Waxaa maal mihii lasoo dhaafay kasocotay Nadwo Cilmiyeed Balaran Oo Ay Kasooqaybgaleen Culimada Gayiga Somalida Caan ka ah Sida Sh Maxamed Umal . Nadwadaan oo ah Tii ugu horaysay ee lagu qabto Kismaayo waxay Maraysaa Meel wanaagsan waxaana ilaa...
by admin | Jan 13, 2018 | News
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 jan-2018 ayaa waxaa ay si wada jir ah xadhiga uga jareen dhisme cusub oo shirkada Golis ay ka hirirgelisay...