by admin | Oct 18, 2014 | News
Nairobi:-Sh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nariobi ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay daawaynta qalbiga isagoo ku waani yey dadweynihii Khubadii Jimcaha dhagaysnaya in Alle ay ka baqaan. Hoose ka daawo khudbadii jimce...
by admin | Oct 18, 2014 | News
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Abu bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah wuxuuna sheekha khudbadiisa uga hadalay Siyaadada iimaanka iyo Nusqaantiisa. Hoos ka...
by admin | Oct 17, 2014 | News
Garowe=Waxaa Maanta Magalada Garowe Lagu Qabtay Mashquuc Loogu Tala Galay Dadka MAsaakiinta Tabaaleysan oo Aan Awoodin Quutal Daaruuriga Ee Putland Iyo Nawaaxigeyda Ayaa Waxaa Lagu Tala Galay Mashquuc Ay Soo U Soo Abaabulen Walaalken Dr Cabdi Casiis, Waxaa La Sameyay...
by admin | Oct 17, 2014 | News
Boosaaso:-Waxa maantay ka bilowday markazka way nee Al-Rowda ee magaalada boosaaso, dowro lagu tababarayay dumarka ducaada ah ee wax ka dhiga goobaha waxbarashada ee magaalada boosaaso, siada dugsiyada quraanka , iskuulada iyo macaahida. Dowradan maantay ka bilaabatay...
by admin | Oct 17, 2014 | News
Madiina:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa muxaadaro waxay u jeediyeen ardayda dhigata Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munawara waxaana ay aad ugu booriyeen ardayda in ay ku dadaalaan barasha cilmiga Sharciga ayna itqaan ku sameeyaan....