by admin | Oct 16, 2014 | maqaallo, News
Dhalinyara Badan ayaa fariima iisoo diray eey ku sheegayaan bog cusub oo beryahan facebook iyo social networkiga laga sameeyey oo sheeganaya Soomaali kirishtaan ah iney yihiin.. Waxaan Leeyahay horta ha biqina, inshallaahu Soomaaliya Kaniisaduhu muddo ka badan 100...
by admin | Oct 16, 2014 | News
Galdogob :-Habeenimadii khamiistu soo galaysay ee ku beegnayd 15/10/2014 ayaa lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Galdogob ee gobolka Mudug kulan-cilmiyeed balaaran oo ay soo abaabuleen culumada mu,ssasada Alminhaaj , kulanka ayaa lagu daah furay xaflad si...
by admin | Oct 16, 2014 | News
Markabka sida qalabka lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Ee Bandarqaasim magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu maanta ku xirtay Dekeda magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari. Waxaa sidoo kale gaaray Dekeda magaalada Bosaso masuuliinta Maamulka Gobolka Bari,Maamulka...
by admin | Oct 16, 2014 | News
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay Masjidka weyn ee Abubakar Assadeq ee magaalada Minneapolis,Munaasabadaas oo ay soo qaban qaabi yeen Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka ayna ka soo qayb galeen Mas’uuliyeenta Maraakista Majliska,culumo...
by admin | Oct 16, 2014 | News, Waxqabad
Garoowe:-Gudiga dhaqaale u ururinta dhismaha wadooyinka iyo buundada Midigar ayaa maanta soo bandhigay lacago loogu deeqay kaqayb qaadashada dhammaystirka wadooyinka iyo Buundada taasi oo kasoo gaartay Jaaliyadaha dibadda ee reer Puntland. Shiikh Maxamuud Xaaji Yusuf...