by admin | Oct 15, 2014 | News
Laascaanood:-Waxaaa maanta ka dhacey Jaamacadda Nugaal University Xaflada Ballaadhan oo lagu Sagootinayey Dugcadii 5aad ee ka qalin jebisey Jaamacadda Nugaal ee Magaalada Laascanod.Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada...
by admin | Oct 14, 2014 | maqaallo, News
Arrimaha Buuggani ugu gafey Ummadda iyo Diinteeda mid mid ayaan usoo qaadayaa, Qoraalkii horena waxaan kaga Hadlay Masa’alada 1aad, bal hadda aan xooga buugga ugu daadegno si kooban oo maqaamka qoraalkani qaadi karo: Mas’alada: 2aad: Cayda Nebiga Calayhi Salaatu...
by admin | Oct 13, 2014 | maqaallo, News
Ninkii jecel Ilaahay iyo rasuulkiisa, diinta islaamkana rumaysan oo qadarinaya waa walaalkay igu leh xuquuqda walaalnimada xataa haddii uu i nicibyahay ama i colaadiyo ama uu nicibyahay kooxdayda ama tolkay ama deegaankayga, waxaana u arkayaa inuu yahay walaalkay igu...
by admin | Oct 12, 2014 | maqaallo, News
Mecca:-Ayaamihii barakaysnaa ee xajka lagu maqnaa waxaan filayaa in dadka qaar sii wad wadey sheekadii buuggii Saaxiibkeen Cabdi Siciid Ismaaciil “Xadka Riddada Maxaa Ka Run ah”.. Intaan Joogney Dhulka Barakaysan ee Makka Al Mukarramaha, Allaha Ilaaliyee, waxaan arkay...
by admin | Oct 12, 2014 | News
Sudan:-Raabidada ardayda soomaaliyeed ee caalamiga ah ee xarunteedu tahay sudan gaar ahaan khartoum hoostagtana jamacada ictisaam bilkitaab wa sunnah,ayaa soo agaasintay rixlo ama dalxiis ay ka qayb galeen ardayda somaliyyeed ee ku nool magalada Khartoum iyo...