by admin | Oct 12, 2014 | News
WAXAA XALAY KUSOO GABABOOBAY MAGAALADA BOSAASO EE GOBOLKA BARI TABABAR KA SOCDAY LABADII MAALIMOOD EE U DAMBAYSAY HOOLKA SHIRARKA EE MU’ASASA AL-MINHAAJ, TABABARKAAN OO LOO QABTAY QAAR KA MIDA ARDAYDA WAX KA BARATA JAAMACADAHA MAGALAADA BOOSAASO AYAA WAXAA SOO...
by admin | Oct 11, 2014 | News
Gaalkacyo 10.10.2014 Munadamada Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq oo ah Munadamo ka shaqaysa Faafinta Diinta ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kula kala wareegay Xilka Maamulka Munadamada Gudoomiyihii Hore ee Munadamada Mudane Muxamed Cabdulaahi Cali (Sayid)...
by admin | Oct 11, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocday goboladda puntland abaabul balaaran oo ay garwadeen kayihiin Culimada iyo waxgarad kale waxaana looga tashanayay sidii laga yeeli lahaa xaalda walaalaha kunool gobolka gedo oo ay ku dhufateen abaaro balaaran abaarahaas oo...
by admin | Oct 10, 2014 | News
Nairobi:-Waxan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce oo maanta uu Sh Maxamuud Shibli uu ka akhriyay masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa maanta waxa uu ku soo qaatay qiimaha uu leeyahay quraanka iyo saamaynta uu mudan yahay in uu dadka...
by admin | Oct 9, 2014 | maqaallo, News, Waxqabad
Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada Maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cabdi Saciid Ismaaciil, Qormada Bashiir Horraantii waxaan Naawilayey in ay...