+252 90 7798232 [email protected]
Magaalada Leicester oo si weyn looga ciiday [Masawiro]

Magaalada Leicester oo si weyn looga ciiday [Masawiro]

Leicester :-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester oo ka mid ah magaalooyinka ku yaala gobollada la isku yiraahdo...