by admin | Oct 4, 2014 | News
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa waxaa uu khudbadii ciida ka jeediyey Garoonka ciyaaraha ee Mira Awaare ee magaalada Garoowe waxaana uu Sheekhu aad ula dardaarmay umada Soomaaliyeed guud ahaan iyo shacabka ku dhaqan...
by admin | Oct 3, 2014 | maqaallo, News
Maanta waa maalinkii carafa, waxaa bilaabatay in xujeydu xagga Carafa u jihaystaan qaar gawaari saaran iyo qaar lugaynayaba, shalay iyo xalay waxaa la joogey Mina Alxamdulilal.. Mar dhoweyd oo aan teendhada banaanka uga baxay waxaan arkayaa xujeydii oo banka Carafa u...
by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Jaamacadda Bariga afrika faraceeda magaaladda Boosaaso ayaa maanta uqabatay xaflad soo dhaweyn ah boqolaal ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo kusoo biiray Jaamacadda sanad dugsiyeedka 2014-2015. Xafladda soo dhaweynta ah oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda ee...
by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Xafdad balaaran oo sifiican loosoo agaasimay oo maantoo ah jamce 01-12-1435h oo kubeegan 26-09-2014 ayaa kadhacay dagmada Galdogob . Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen mu’assasada minhaaj faraceeda galgogob. Xafladdaas oo aheyd mid ay xilwareejin aheyd oo ay xilka...
by admin | Sep 30, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa 26/9/2014 kuna began 2/dul Xija/1435 lagu qabtay magaalada boosaaso kulan cilmiyeed si wayn loosoo agaasimay, waxaana loo qabtay kulankaas ardayda boosaaso ku sugan ee ka baxday macaahidda sharciga ah ee Soomaaliya, waxaana dawradaas soo qabanqaabisay Dalladda...