by admin | Jan 13, 2018 | News, Waxqabad
Mu’asasada Alminhaaj Ee dacwada iyo Horumarinta Bulshada Faraceeda Gobolka Nugaal Ayaa Degmada Buurtinlle Kadaah Furtay xafiiska Mu’asasada ee kashaqaynaya degmada Buurtinle Iyo tuulooyinka hoosyimaada . Xafladaan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay...
by admin | Dec 8, 2017 | News, Waxqabad
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay guud ahaan puntland gaar ahaan Garowe laga hadalhayay gole lamagac baxay Walaalaynta Bulshada iyo Qabyaalad diidka kuwaas oo aragtidoodu tahay sidii loo helilahaa Bulshada soomaaliyeed oo midaysan islamarkaana kabaxday qabyaaladda Iyo...
by admin | Dec 7, 2017 | News, Waxqabad
Mu’asasada alminhaaj -faraca mudug Xaflada xilwareejinta Gudoomiyaha cusub : waxaa xalay lagu qabtay magaalada Galkacyo Ee gobolka mudug xaflad xilwareejin oo ay xilalka kula kala wareegayeen madaxdii hore ee mu’asasada Al.minhaaj ee gobolka mudug waxaana...
by admin | Dec 1, 2017 | News, Waxqabad
Garoowe: Shirweyne Lagaga Hadlayay walaalaynta bulshada iyo cirribtirka qabyaaladda ayaa xalay lagu soogabagabeeyey xarunta Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaalada Garoowe. Shirweynahaan oo ay kasoo qaybgaleen ergooyin ka kala yimid magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle,...
by admin | Nov 23, 2017 | News
shalay oo eheed maalin jimcaad kuna beegneed 18.11.017 waxay mu’asasadu Al.minhaah(Mudug) ay soo abaabushay kulan ay magaceeda ku xardhatay “Dacwo iyo Dalxiis” ayay isugu yeertay dhamaan qaybaha ay mu’asasadu gaartay ee gobolka mudug xubnihiisa...