by admin | Sep 29, 2014 | maqaallo, News
Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ah si ay badsadaan dhaacadiisa iyo camalka wanaagsan,kuna tartamaan wixii Alle u dhowayn lahaa,qofka guuleystay waa qofka ka faaiideystay furastaas...
by admin | Sep 26, 2014 | News
Nairobi=Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo Khudbadii Jimcaha Maanta Kajeediyay Masjidka Al-Hidaaya Aya Waxa Uu Kaga Hadlay Fadliga Ay Leedahay 10ka Maalmood Ee Bisha Dulxija oo Khamiisti Shalay Ahayd Dhalatay , Sheekha Aya Dad Waynihi Masjidka Soo Buuxiyay Ku Booriyay Iney...
by admin | Sep 23, 2014 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee waaweyn kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxa uu jeediyey muxaadaradii 1aad oo uu Sheekhu uga hadlay buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid...
by admin | Sep 20, 2014 | News
Sh Maxammuud Maxammed Shibli Aya Waxa uu Muxaadaro Cusub oo Qayim Ah Kasoo Jeediyay Masjidka Al AQSA ee Xaafada Kamurok Ee Magalada Nairobi, Sheekha Aya Muxadaradan Waxa Uu oga Hadlay Macaasida Ama Munkaraatka Ay Dadku Kudhacaan Iyo Waxayaabaha Sababa In Ay Dadku...
by admin | Sep 20, 2014 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa radiyey buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil waxaana uu buugiisa u bixiyey (Xadka Ridada Maxaa ka run ah ) buuga ayaa si cad u inkiray Xadka Ridada...