by admin | Sep 4, 2014 | News
Boosaaso: Waxaa maanta lagu qabtay hoolka xafladaha ee hotel JUBBA xaflad xil wareejin ah, taasi oo ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyahii hore ee Mu’asasada Al-Minhaaj Mr Maxamed Maxamuud Ciise iyo gudoomiyaha cusub ee Mu’asasada Mr Maxamed C/laahi...
by admin | Sep 1, 2014 | News
Mu’asasada Alminhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal Oo bilihii lasoo dhaafay waday wacyi galin weyn oo dhanka fidinta diinta islaamka iyo dhamaan wixii kale ee bulshada horumar u leh. Waxayna maantay wafti balaaran oo kakooban mu’asasada labadeeda gole ay...
by admin | Sep 1, 2014 | News
Dumarka Dacwad Ee Mu,asasada AlMinhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal ayaa sanadwalba waxay qabtaan Shir Sanad le ah waxayna kaga hadlaan arimo badan oo dan u ah diinta iyo horumarinta dacwada gaar ahaan sidii dumarku u noqon lahaayeen kuwa kusi fooba diin iyo dhaqan...
by admin | Aug 30, 2014 | News
Waxaa maantay lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee garowe intention airport Sheekha Caankaa Ee Sh.C/qani qorane maxamed Sheekha oo kabadbaaday shilgaari oo bil kahor kadhacay duleedka caasimada puntland ayaan waxaa uu baaritaan dhica caafimaadkaa waxaa uu...
by admin | Aug 28, 2014 | News
Hordhac Barnaamijka Late Night Show Universal TV ee uu daadihinayay wariye Cabdixafiid habeenkii 23.08.2014 ee uu kuwaraystay Sh. Bashiir A. Salaad, ayaa ah mid dib u eegid iyo falanqeyn ubaahan sababtoo ah waxaa lagu rogrogay su’aalo taabanaya sedex arimood oo...