by admin | Aug 28, 2014 | Waxqabad
Baardheere:-Waxaa maanta mar kale lagu faafiyey mareegta Rasminews fariin cod ah oo ay diyaariyeen Muasasa Al-Zeylici fariin ay ka duubeen Abu Yaasir Al-Muqdishi wuxuuna si faah faahsan uu kaga hadlay dilkii Abu Mansuura Al-Amriki oo ay kooxda Amniyaadka ee Ahmed...
by admin | Aug 26, 2014 | News
Laascaanood:-Waxaan caawa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro uu cinwaankeedu yahay (Ishu waa Xaq ama waa wax jira) waxaan muxaadaradaan jeediyey Sh. Maxamuud Maxamed Xaliike. Sheekh Maxamuud Maxmed Xalliike ayaa muxaadaradaan ka Jeediyey Masjid Huda ee magaalada...
by admin | Aug 25, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa markii ugu horeysey laga furay Tuulada qarxis Dugsi sare oo ay Tuuladu yeelato, arrintan oo ay aad usoo dhaweeyeen dadweynaha ku dhaqan, deegaankaas. Qarxis: waa Tuulo ka tirsan Degmada Eyl, waxayna ka xigta dhanka laamiga ilaa 75km. waxayna udhaxaysaa...
by admin | Aug 22, 2014 | News
Laascaanood:-Maamulka Machadka Imaamu Dahabi ee Barashada Culuumta Kitaabka iyo Sunnaha ayaa Gudoonsiiyey Shahaadooyin Dufacdii koowaad ee Ardayda ka Qalin jabisey Machadka imaamu dahabi ee Magaalda Laascaanood. Xafladan oo ay ka Soo Qayb galeen marti Sharaf aad...
by admin | Aug 21, 2014 | News
Xafiiska Hay’adda cilmi baarista Observatory of Conflict and Violence Prevention (OCVP) Puntland wuxuu maanta Arbaco 20/08/2014 ku qabay hoolka shirarka Wazaaradda Amniga Puntland dood cilmiyeed ku saabsan war bixin hay’adda OCVP iyo Jaamacadda Bariga Africa...