by admin | Aug 19, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maantay xariga lagajaray masjid aad uweyn kaas oo lagadhisay xaafada hodan caasimadda puntland ee garowe masjidkaan oo uu kudeeqay maalqabeenka caan ka ah ee sheekh cabdi kariim asalaama ooudhshay wadan ka sucuudi carabiya . waxaa walakiil ka ahaa الشيخ الوالد...
by admin | Aug 16, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa saakay Shir saxaafadeed Culimaddu kusoo Bandhigaysay haogaanka cusub Ee Ay yeelatay Mu,asasada Alminhaaj Dacwadda Iyo hurumarinta Ee Puntland Shirsaxaafadeedkaan oo ay kasooqaybgaleen Culimo badan oo can ka ah Somaliya . Waxaa ugu Horayntiiba shirka lagusoo...
by admin | Aug 14, 2014 | News
Qabridahar:-Badhtamihii bisha july ee sanadkan 2014ka ayaa booqasho indha-indhayn dabagal, iyo dardar galin ahi ku tageen dhismaha machadkan ee laga dhisayo magaalada qabridahar wafdi balaadhan oo ay horkacayeen gudoomiyaha guud ee maxakamada shareecada islaamka...
by admin | Aug 13, 2014 | News, Waxqabad
Mu,asasada alminhaaj puntland ayaa maantay qabatay xaflad ay kusoo bandhigaysay waxqabadkeedii mudadii ay xilka haysay warbixintaan oo ayahayd mid dhinacyo badan taabanaysay ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas uuliyiin kasocota dowladda puntland culima awdiin...
by admin | Aug 12, 2014 | News
Waxaa saakay warsaxaafadeed laguqabtay jaamacada bariga afrika faraceeda gobolka Nugaal warsaxaadafeed kaan oo ay kasooqayb galeen dhamaan golayaasha jaamacadda bariga afrika sida golaha boorka .golaha fulinta . golaha shuurada. waxaana shirkaan jaraaid lagaga hadlay...