by admin | Aug 10, 2014 | News
Waxaa maantay kadhacday Machadka al furqaan ee degmadda Xarfo xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu sharfayay kitaabka allah waxaana xafladaani kadanbaysay kadib arkii arday badan oo kamid ah arday da machadka AlFurqaan Ay dhameeyeen...
by admin | Aug 7, 2014 | maqaallo
Maalintan oo kale -8da maarso – waxaan maqalnaa qaylo badan oo ka soo yeedheysa dad sheeganaya inay u doodaan xuquuqda dumarka, waxaana la sheegaa in maalintani tahay maalinta haweenka adduunka, walina maynaan maqal maalinta ragga, qolo xuuqda ragga u doodeysana lama...
by admin | Aug 7, 2014 | News
STOCKHOLM:-Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool waqooyiga Yurub iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mu’tamarkii ama Shirkii Xagaaga ee sanad walba ka dhici jiray dalka SWEDEN. Mu’tamarkan oo ah kii 22aad, waa midka ugu da’da weyn mu’tamaraadka...
by admin | Aug 6, 2014 | News
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kasocotay diiwaangalinta ardayda loogu talagalay in ay noqdaan xer qaadata xalaqaadka cilmiga sharcigaa kana qaataan culimo magac weyn kuleh somali . xalqaadka cilmiga shareecada islaamka ayaa ahaa habkii ugu wanaagsanaa ee soomaliya...
by admin | Aug 3, 2014 | News
-Mid ka mid ah tafatirayaasha Halgan.net ayaa booqday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah waxaa booqashada ku weheliyey Sh Yuusuf C/Casiis oo madax ka ah Majliska Umanada ee Jaamacada Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso. Waxaa si wacan noogu soo...