by admin | Jul 27, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maamulka iyo xubnaha mu,asasada Alminhaj puntland ugu hanbal yay naysaa umadda islaamkaa meelkastoo ay aduunka kajoogaan gaar ahaan umadda soomaaliyeed ciidul fidriga . waxayna illah hood uga baryay saa in ilaah ka aqbalo camalkii wanaagsaa ee ay kusoo...
by admin | Jul 27, 2014 | News, Waxqabad
Mu,asasada Al-minhaaj Faraceeda Gobolka nugaal ayaa maantay ciid siin usamaysay in kabadan 100 Caruur oo iskugu jirta agoon iyo dad aan waxba haysan waxaana dadkaan loo qaybiyay lacagdhan qofwalba $30 waxaana dhamaan dadkaan oo wajiya dooda lagadheehan karay...
by admin | Jul 27, 2014 | News, Waxqabad
Mu,asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horimarinta faraceeda gobolka mudug ayaa soo gabagabaysay tartan socday bisha ramaadaan oo ay ka qayb galeen arday ka kala socday 13 masjid oo ku yaala magaalada gaalkacyo. ardaydaan ka kala socotay 13masjid oo isugu jiray gabdho...
by admin | Jul 26, 2014 | News, Waxqabad
Jumciyada wanaag farida iyo xumaan reebida ee kahowl gasha Caasimada puntland Ee garowe waxay sanad walba bisharamdaan qabataa barnamaij lagu afurinayo dad boqolaal ah waxaana dadkaan lasiiyaa cunta da qaybaheeda kaladuwan Dad kamida dadkii goobta ka afurayay oo...
by admin | Jul 24, 2014 | News
Waxaan safar kutagay degmada buurtinle ee gobolka nugaal waxaana kamid ahaa wax yaabihii indhahayga soo jiitay dhisme cusub oo mardhow lagusamaynayo masjidka abuubar halkaas oo tabeelihii dhismaha cusub ishaydu qabatay waxaana kasoo qaday sawiradaan Waxaa dib udhis...