by admin | Jul 20, 2014 | News, Waxqabad
Manta oo tariikhdu ahayd 22/ramadaan 1435H waxaa lagu soo gabagbeeyey masjidka alhudaa ee magaalada garoowe tartankii qur,aanka kariimka ah ee heer puntland, Xafladaas oo lagu abaal marinayay ardaydii kaalimaha ka galay tartankaa, waxaa ka soo qayb galay wasiirka...
by admin | Jul 18, 2014 | News, Waxqabad
Maanata oo bisha ramadaan ahayd 20 sanadka 1435H kuna began 18/07/2014M waxaa ka bilowday masjidka al hudaa ee magaalada garoowe tartankii qur,aanka kariimka ahaa, furitaanka ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxwaynaha dawlada Puntland, wasiiro, xildhibaano, culimo...
by admin | Jul 17, 2014 | News
Nairobi : sheekh maxamed cabdi umal oo ka qaybgalay shalay dawrada ka socoto a magalada nairbi gaar ahaan xaafada isli dawradaani waxaa loogu talagalay dhalayarada iyo ardeyda wadanka kenya gaar ahaan casimada nairobi ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhalayara iskugu jira...
by admin | Jul 17, 2014 | News
Guddiga dhismaha buundada Midigar ee Sunijiif ayaa ugu baaqay jaaliyaddaha reer Puntland ee dalka dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhameystirka buundada oo haatan maraysa meel gabagabo. Godoomiyaha Gudiga dhismaha boondooyinka Sheekh maxamuud xaaji yuusuf oo ugu...
by admin | Jul 14, 2014 | News
Garoowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 09/07/2014 masjidka Alhuda ee magaalada Garoowe muxaadaraad ka bilaabay Sh axmed Cabdisamad, Sheekha ayaa waxaa uu muxaadaraadkiisa cinwaan uga dhigay “Dabar goynta qabyaaladda’’ Muxaadarada Sheekh ayaa waxaa ay ku soo...