by admin | Nov 18, 2017 | News
Sheekh. Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo dhawaan tegay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ay caawinaad u gaarsiyaan dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey qaraxii ka dhacay is goyska Soobe aya waxaa uu ka Sh Umal ka warbixiyey safardkii ay ku...
by admin | Nov 16, 2017 | News
Mu,asasada Safa ayaa waxaa ay ka mid tahay Mu,asasooyinka u istaagay in ay u gurmadaan dadkii ehelkooda ay Al-Shabaab ku xasuuqeen qaraxii Isgoyska Soobe oo ay ku dhinteen 414 qof waxaana ku dhaawacmay in ka badan 1000 qof. Mu,asasada Safa ayaa waxay qeylo dhaan u...
by admin | Nov 15, 2017 | News
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda. Madaxweyne Farmaajo, ayaa Guddiga guddigii dhaqaale...
by admin | Nov 15, 2017 | News
Waxaa 10kii Bishan Nofeember Maalintii Jimcada Ahayd Lagu Qabtay Hoteel Furaat Muqdisho Xaflad Si weyn Loo Soo Agaasimay, Xafladaa Oo Xilkii Gudoomiyaha Fulinta Mu,asasada Safaa Uu Kula Wareegaayay Ustaad Cabdicasiis Cali Xasan Waxaana Uu Xilka Kala Wareegay Sheekh...
by admin | Nov 15, 2017 | News
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Xasuuqii loo geystay dadkii rayidka ahaa oo ay Al-Shabaab ku gumaadeen...