by admin | Jul 13, 2014 | News
Galkacyo: waxaa maanta masaajidka abii hurayra ee magaalada Galkacyo lagu qaybtay munaasabad balaaran, munaasabadaas oo lagu soo gabagabeeyey tartanka qur’aanka kariimka kaas oo socday intii lagu guda jira bisha barkaysan ee soonka waxaana ku tartamayey 13...
by admin | Jul 11, 2014 | News
Boosaaso − Xaflad heersare ah oo maanta ka dhacday Masjidka Wayn ee Al- Rowda , magaalada Boosaaso ayaa waxaa abaalmarinno lagu gudoonsiiyay ardeydii kusoo baxday tartankan qur’aan aqriska ahaa ee loo qabtay ardeyda wax ka barato dugsiyada kala duwan ee...
by admin | Jul 10, 2014 | News
Nairobi:-Sh. Maxamed Sh. Cismaan, oo ah aasaasaha Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Taleefishinka Somalichannel, gaar ahaan barnaamijka wacyo, waxa uu kaga warbixiyey sidii ay ku bilaabatay jaamacadda iyo heerka ay hadda mareyso,...
by admin | Jul 9, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 09/07/2014 masjidka Alhuda magalada garowe muxaadaraat kabilaabay sheikh axmed cabdi samad muxaadaraat kaan oo sheekhu ciwaan ugadhigay dabar goynta qabyaaladda ayaa imaanaya waqti dad weynuhu aad ugu baah naayeen in loo...
by admin | Jul 6, 2014 | News
Nairobi: waxaa Maanta Hoolka ween ee madiina mal ee xaafada islii ayaa waxaa lagu qabtay fatwo ay soo qaban qaabisay dawrada islsilatu dawraatu al sharciya waa dawr looga talagay dhalayara magalada nairobi gar ahaan xaafada isli maanta ayaa waxa kasoo qaybgalay ardey...