by admin | Jul 5, 2014 | News
Nairobi:-Sh Maxaammud Shibli ayaa maanta khudbadii JImce ee Masjidka Al-hidaaya waxa uu ooga hadlay waxyaabo badan oo soonka qiimo u yeelaya qofkana ajirkiisana wayneey naya,waxaa ka mid ah waxyaabaha uu sheekhu tilmaamay Salaada habeenkii la tukado, Suxurta oo dib...
by admin | Jul 5, 2014 | News
Nairobi:- Waxaa Ka Bilaabatay Magalada Nairobi Dawra Islaami Dawradaani Waxaa Ay Ka Dhacaysaa MAsjidka Al Hidaaya Ee Magaalada Nairobi Kenya Gaar Ahaan Xaafada Ay Somalida Dagta Isli Dawradaani Ayaa Sanad Walba Waxaa Loga Faaiideyaa Dhalayaro Iskugu Jirta Rag Iyo...
by admin | Jul 3, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maanatay masjidka Alraxma magaaladda garowe ka biloowday Tartan ka qur,aanka kariimkaa tartan kaan oo sanadwalba kadhaca garowe casimada puntland Tartankaan oo ah heer gobol ayaa waxaa uu gogol xaar u yahay tartanka heer puntland Waxaa Masjidka alraxma...
by admin | Jul 1, 2014 | News
Waxaa Maantay si Rasmi Ah Loo Soo Afmeeray Dowradii Kasocotay Casimada Puntland Ee Garowe . Dowradaan oo ka socotay Hoolka Dugsiga sare Alwaxa Mudo 9 Maalmood Dawradaani Ayaa Maantay Waxay Eheed Gabagabadii waxaa Loo Qabtay Xaflad Si Heer sare Loo Soo Agaasimay ...
by admin | Jun 29, 2014 | News
India: walaalayaal halkaan waxaan idiinku soo gudbinayaa naseexo ugu horeyn naftayda iyo idinkaba -ilaahay waxaan ka baryaya inuu noogu kaalmeeyo bishaan inaan u cibaadaysano siduu raaliga ka yahay 1. walalayaal aan ilaahay ugu mahadino inuu na soom gaadhsiiyey...