by admin | Jun 23, 2014 | News
Burco:-Masaajidka weyn ee Jaamicul madiina (Indhodeero) ee Magaalada Burco waxaa saaka ka bilaamatay xaflad lagu furayey Dawradii la magac baxaday Shiikh Maxamed Bin C/wahaab. Dawradan oo ahayd Dawradii 6/aad ee ay soo qaban qaabiyeen Ardayda Jaamacadda...
by admin | Jun 23, 2014 | News
Boorame:-Waxaa maalintii shalay lagu soo khatimay barmaamij badbaadi nolashaada oo ay soo dyaariyeen Ururka badbaado ayaa waxaa qaybtiisii labaad ka soo qayb galay culimo aad u qimo badan waxaa ay jeediyeen muxaadaraad kale duwan.Culimada muxaadaraadka jeediyey ayaa...
by admin | Jun 23, 2014 | News, Waxqabad
Waxaa maantay kabilaabatay hoolka dugsiga sare ee alwaaxa magaalada garowe dowradii xagaaga loo qaban jiray ardayda waxka barata dugsiyada sare iyo macaahid ku yaal caasimada puntland , Dowradaan oo ah tii 8Aad oo ay qabato mu,asasada al minhaaj faraceeda...
by admin | Jun 22, 2014 | News
Galkacyo: waxaa habeen nimadii xalay ahayd taariikhduna kubeegnayd 22/06/2014 Kabilowday masjidka weyn ee ramaad magaalada gaalkacyo nadwo cilmiyeed kii 6Aad oo lagu qabto magaalada gaalkacyo ee caasimada gobolka mudug , Nadwadaa oo intay socoto lafilayo in...
by admin | Jun 20, 2014 | News
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa maanta kudbadii Jimcaha waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxana uu ka hadlay soo dhawaanshaha iyo isku diyaarinta bisha barakaysan ee Ramadaanka, Sheekh Maxamuud Shible ayaa dadweynaha aad...