by admin | Jun 20, 2014 | News
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka dib ugu laabatay magaalada Hargeysa ka dib markii uu isla saaka diyaarada ka soo raacay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee magaalada Boosaaso xarunta Gobolka Bari isagoo ka degay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada...
by admin | Jun 20, 2014 | News
Maalinnimadii Sabtida ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 14/06/2014 waxaa si rasmi ah u furmay imtixaanka ardeyda machadka Khadiija Bintu Khuwaylad ka qalinjabin doonta. Machadka Khadiija Bintu Khuwaylad ayaa ah machad lagu barto culuumta diiniga ah,...
by admin | Jun 20, 2014 | maqaallo
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamaka ah Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat. Ummad...
by admin | Jun 19, 2014 | News
Boosaaso:-Iyadoo maalmihii la soo shaafay uu Magaalda Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari uu ku Sugnaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa uu habeenkii 3aad oo xariira muxaadaro ka jeediyay Masjidka Al-Rowda Ee Magalaadana Boosaaso,iyadoo Cinwaanka muxaadaradana uu ahaa...
by admin | Jun 19, 2014 | News
Bosaaso:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo booqasho Dacwadeed ku jooga Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa waxa uu Maanta muxaadaro qiima badan u jeediyay Ganacsatada Ku Nool Magaalada Bosaaso, iyadoo muxaadarada sheekhu inta badan ay ku wajahaneyd Ganacsiga...