by admin | Jun 19, 2014 | maqaallo
Sudan:-Sidda aan lawada soconayba waxaa soo jiitay indhaha warbaahinta iyo rayul-caamka umada Soomaaliyeedba jawlada balaaran oo caalimka Soomaaliyeed Fadiilatu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu bilihii ugu danbeeyey ku marayey deegaano balaaran oo ka mid ah dhulka Soomaalidu...
by admin | Jun 19, 2014 | News
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ugu caasan Soomaaliya ayaa habeenkii labaad waxa uu muxaadaro qayim ah ka soo jeediyay Masjidka weyn Al-Rowda Ee Magaalada Boosaaso iyadoona cinwaanka muxaadaradaasi uu ahaa TILMAAMAHA AY LEEYIHIIN DADKA MU’MINIINTA AH....
by admin | Jun 19, 2014 | News
Qardho:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Dhawaanahan Safar Dacwadeed Ku Maraayey Wadanka Soomaaliya Gaar Ahaan Putland Ayaa Wuxuu Ku tagay Safar Dacwadeed Magaalada Qardho Sheekh Maxamed Cabdi Umal Kadib MArkii Uu Sheekha Tagay Magaalada Qardho Wuxuu Muxaadaraad Kala...
by admin | Jun 18, 2014 | News
Bosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso muxaadaradii koowaad ee uu jeedinayo Sh.Maxamed Cabdi Umal oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadarada uu jeediyey waxaa...
by admin | Jun 18, 2014 | News
Buuhoodle:- Maanta oo ay taariikhu tahay 17-06-2014 ayaa waxaa ay Jaamacada bariga afrika faraceed Buuhoodle u soo gabagabaysay siminaar socday mudo saddex maal mood ah Ardayda ka qalin jebisey dugsiyadda sare ee magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. Aqoon...