by admin | Jun 16, 2014 | News, Waxqabad
Maalinimadii Axada 15/06/2014 waxaa guriga uu ka degan yahay magaalada Qardho Boqor burhaan Boqor Muuse uu ku soo dhoweeyey Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdigii la socday ee maalmahaanba safarka Dacwadeed ku maraayey degaanada Punt land Gaar ahaan...
by admin | Jun 16, 2014 | Kaydka Culimada
Sh. Maxamed Cabdi Umal, oo maalmahan safar dacwo ku marayey Puntland, ayaa saaka ka ambabaxay Qardho. Sheekha, ayaa labadii habeen ee la soo dhaafay waxa uu muxaadaraad ku qabtay masaajidka Cumar Ibnu Khadaab, waxaana labada muxaadaro ay kala ahaayeen, mid uu uga...
by admin | Jun 16, 2014 | maqaallo
Ohio:-Habeenkii Talaaddada Saacada magaalada Columbus, Ohio markay ahayd 10:45PM waxaan wada hadalay Sh Maxamed Idris Axmed oo ka soo baxay Salaadii Cishaha kuna sugan magaalada Columbus ee Ohio, xiligaa aniga waxay ii aheed 7:45 PM waxaan joogay gobolka aan daganahay...
by admin | Jun 15, 2014 | News, Waxqabad
Garowe:- Waxaa Shalay Kulan Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wax Ka Barata Machadka Lagu Magacaabo Xaaji Cabdi Ee Kuyaala Magaalada Garowe Ee Xarunta dowladda Putlannd Kulan Cilmiyaadkaasi Waxaa Soo Qaban Qaabisay Mu’asasada Al Minhaaj Faraceyda Magalada Garowe...
by admin | Jun 15, 2014 | News
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sh Cabdiweli Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf dowro loo qabtay dhalinyarada Finland waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhiga dardaarankii Luqmaan. Halgan.net filand helesink Hoos ka Daawo...